News & Events
Wefdiga Jabuuti Oo Booqday Qaar Kamid Ah Xarumaha Dowladda
Wefdigan oo uu horkacayo wasiirka cadaaladda ee dalka Jabuuti ayaa waxaa kormeerkooda ku weheliyey madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. Cabdisamed Cali Shire.
Waxaana goobaha ay maanta booqdeen kamid ah xarumaha wasaaradaha waxbarashada, arimaha gudaha, Baa
Wasiir Juxa“DKG ah Deeqaha waxbarasho ee Turkiga si siman uma qaybiso”
Wasaarada Waxbarashada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa si kulul u canbaaraysay Musuqmaasuqa iyo eexda Deeqaha Waxbarashada magaca soomaaliyeed lagu bixiyo ee ay dawlada Turkigu dadka Soomaaliyeed ugu deeqday taasoo shaqsiyaad gaar ahi ay ka baayacmushtar
Kulan Looga Hadlayo Midaynta Manaahijta Waxbarashada Dadban Oo Manta Lagu Qabtay Xarunta Wasaarada
Shir aysoo qaban qaabiyeen waaxda manhajka ee wasaarada waxbarashada ayaa waxaa kasoo qaybgalay xubna fara badan oo ka kala socday hay`adaha daneeya arimaha waxbarashada gacana ka gaysta kor uqaadida waxbarashada,waxayna dhamaantood ku xiranyihiin wasaarada wa
- Tababar Loo Qabtay Gudoomiyayaasha Waxbarashada Iyo Kormeerayaasha Oo Manta Lasoo GabaGabeeyay
- Hay`ada (AET) Oo Tababar Ku Saabsan Kormeerida Ufurtay Gudoomiyaasha Waxbarashada Iyo Kormeerayaasha Gobolada.
- Agaasime Mohamed Abduwahaab Oo Maanta Xilkiisii La Wareegay
- Mohamed Abdiwahab Xaji Ahmed Oo Loo Magacaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Puntland
- LONDON : Casho-sharaf lagu saagootiyay Lataliyaha W. Waxbarashada PL Sahra Kooshin
- Socdaalki La Taliyaha Wasaarada Waxbarashada Marwo Sahro Ahmed Koshin Ee Magaalada Birmingham
- Kulan Lagu Soo Bandhigayay Waxqabadka Wasaarada Waxbarashada Puntland Oo Ka Dhacay Magaalada London
- Ogaysiis: Wasaradda Waxbarashada Puntland oo kulan ku qaban doonta magalooyinka London, Birmingham iyo Leicester
- Jaalyadda P/land Ee Norway Oo Soo Dhaweysay Marwo Sahro Ahmed Koshin




