Examination

 Please Download the Reports of Examination Results below.

 

PUNTLAND EXAMINATION REPORT FOR PRIMARY AND SECONDARY 2015

REPORT ON THE NATIONAL EXAMINATION 2015 – FINAL VERSION

 

Gr8 Report 2015

 

 

 

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

Xafiiska Imtixaanaadka Puntland

Warbixin kooban oo ku saabsan Imtixaankii 2014/2015

  1. Qorshaynta hawlaha imtixaanaadka

Sida caadiga ah waxaa la qorsheeyaa wax qabadyaada Xafiiska Imtixaanaadka bisha Agoosto oo ah bilawga sannad dugsiyeedka Puntland iyadoo lala dhammaynayo dugsiyada. Haddaba bilaha uu ugu mashquulka badan yahay xafiisku ayaa ah Disember ilaa Julay ee sannad walba xilligaas oo ay dhacaan hawlaha ugu muhiimsan ee imtixaanaadku sida; dejinta imtixaanka, dib u habaynta, diwaangelinta ardayda, aruurinta kharashaadka imtixaanka, daabacaadda imtixaan, qaadista iyo sixidda, ku dhawaaqidda natiijada, raadinta deeqaha waxbarashao iyo qaybinta ardayda.

Sannadka 2015, wuxuu u ahaa Wasaaradda sannad guuleed marka la qiimeeyo dhammaan hawlaha aan kor ku soo sheegnay oo u wada dhacay sidii loo qorsheeyay

 

 

  1. Ardayda imtixaanka isu diiwaangelisay

 

Fariisatay Gudubtay Dhacday Maqan
Wiial Gabdho Wiilal Gabdho Wiilal Gabdho
1922 899 1869 873 36 15
2,821 2,742 52 38

Nisbada gudbidda                                           =         97.2%

Nisbada dhiciida                                              =         1.8%

Nisbada maqnayd                                           =          1.3%

 

  1. Falanqaynta natiijada ardayda
  2. Waxqabadka Maadooyinka (subject performance)

Guud ahaan natiijada imtixaanku aad ayay uga duwanayd sannadihii hore, waxaana muuqata in ay tayada waxbarashadu isu bedelayso jiif iyo joog labadaba. Ardaydu waxy muujiyeen dhabar adayg iyo karti, waxay muujiyeen imtixaan iyo natiijo xirfadysan oo aad uga fog qish, iyo musuqmaasuq, waxay imtixaanku ku galeen kalsooni buuxda oo ay ku qabaan naftooda iyo dadaalkii dheeraa ee ay soo sameeyeen. Waxaana runtii soo baxday natiijadii aan ka wada filaynay ardayda.

Waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa isbedelkii ku dhacayay maadooyinka Sayniska, Eng. Iyo Xisaabta oo ardaydu guud ahaan ku hooseeyeen saddexdii sano ee ugu dambaysay taas oo tuse cad u ah halka aan u soconno

Maado 2013 2014 2015 Saamiga kororka 13&15
English 34.71 47.30 48.02 13.8%
Xisaab 23.44 22.09 26.01 11%
Physics 34.99 35.52 39.70 11.34%
Biology 38.60 42.37 47.19 12.22%
Chemistry 37.72 40.72 46.44 12.31%

Sida ku cad shaxda sare waxaa muuqdata isbedel wax ku ool ku dhacay tayada waxbarashada guud ahaan gaar ahaan maadooyinka ay ardaydu ku hooseeyaan

  1. Waxqabadkii dugsiyada (school performance)

Waxaa sidoo kale isbel xoogan uu ku dhacay performanceka dugsiyada Puntland kaasoo runtii laga dheehan karo shaxda hoose

Sannad dugsiyee A B C D E Totalka dugsiyada
2013 0 1 32 5 2 40
2014 0 1 36 5 0 42
2015 0 10 37 5 0 52

 

NB:

  • Dugsiyada oo labadii sano ee dambaysa ka soo baxay darajada E
  • Gradeka C si isdabjoog ah u kordhaya
  • Gradeka B oo markii ugu horraysay ay wada galeen 10 ka dugsi ee ugu horraysay imtixaanka 2015

 

  1. Waxqabadka ardayda (student performance)
Sannad A B C D E
2013 308 607 825 459 117
2014 372 727 959 400 60
2015 556 918 962 306 41
           

 

NB:

  • Waxaa aad u soo yaraanaya grade E & D
  • Waxaa sidoo kale soo kordhaya ardayda kaalimaha hore ee A
  • Waxay ardaydu badan yihiin caloosha B&C taasoo ku tussays in imtixaanku ku fariisanayo Normal curve of distribution

 

  1. Dugsiyada ugu performancega fiicnaa

Sida aan kor ku soo sheegnay waxaa sannadba sannadka ka dambeeya soo hagagaaya tayada dugsiyada sare ee Puntland. Waxan halkaan ku soo gudbinaynaa dugsiyada ay mudantahay in la xuso.

Waxqabadka dugsiga ama school performancega waxaa lagu soo saaraa

 

 

 

 

Wadarta celceliska ardadiisa oo loo qaybiyay tirada ardaydiis

S/N Dugsi Celceliska dhibcaha Grade
1. Imaam Nawawi – Bos 67.31 B
2. Almuntada Qar. 66.25 B
3. Dhahar secondary 64.13 B-
4. Nugal secondary 63.52 B-
5. Shiikh Osman 62.05 B-
6. Imam Shafici 61.90 B-
7. Buran Secondary 61.06 B-
8. Al-Nur –Badhan 60.97 B-
9. Al-Furqan –Badhan 60.94 B-
10. Al-Waha 60.63 B-

Hoos Ka Daaawo Sawiradii Dhacdooyinkii Imtixamadka 2014-2015

IMG_0207 IMG_0206 IMG_0205 IMG_0204 IMG_0189 IMG_0189 IMG_0178 IMG_0175

IMG_0184 hawa IMG_0166 IMG_0167 IMG_0256 IMG_0254 IMG_0284 IMG_0282 IMG_0275 IMG_0274dr2 - Copy dr2 - Copy

 

IMG_1284 IMG_1288 IMG_1289 IMG_1293 IMG_1295 IMG_1298 IMG_1299 IMG_1301 IMG_1304 IMG_1306 IMG_1307
IMG_1318 IMG_1319

 

IMG_1337 IMG_1342 IMG_1343 IMG_1344 IMG_1345 IMG_1346 IMG_1348 IMG_1351 IMG_1353 IMG_1354 %</p

 

IMG_1093 - Copy IMG_1091 - Copy IMG_1093 IMG_1091 IMG_1541 IMG_1543 IMG_1546 IMG_1523 IMG_1524 IMG_1540

 

IMG_1229 IMG_1208 IMG_1196 1 - Copy IMG_1254 IMG_1252 2 - Copy 2 3 - Copy - Copy 3 - Copy 4 - Copy - Copy 4 - Copy (2) 6 - Copy 7 - Copy 9 12 11 10 13 14 15 16 17 18 22 21 20 23 24 26 29 28 27 31 IMG_1386 IMG_1388

IMG_1389 IMG_1393 IMG_1394 IMG_1388 IMG_1386 IMG_1402 IMG_1413 IMG_1414 IMG_1417 IMG_1416 IMG_1427 IMG_1426 IMG_1425 IMG_1428 IMG_1449 IMG_1448 IMG_1480 IMG_1479 IMG_1471 IMG_1481 IMG_1482 IMG_1490 IMG_1497 IMG_1501 IMG_1503 IMG_1508 IMG_1509

IMG_1135 IMG_1623 - Copy IMG_1622 IMG_1621 - Copy IMG_1620 IMG_1620 - Copy IMG_1612 IMG_1607 IMG_1607 - Copy IMG_1604 IMG_1604 - Copy IMG_1603 IMG_1603 - Copy IMG_1602 - Copy IMG_1601 IMG_1601 - Copy IMG_1382 IMG_1381 IMG_1377 IMG_1376

dr IMG_0261 IMG_0260 IMG_0262 IMG_0255 IMG_0256 IMG_0254 IMG_0235 IMG_0258 IMG_0234 IMG_0277 IMG_0275 IMG_0274 IMG_0283 IMG_0286 IMG_0284

IMG_0227 IMG_0221 IMG_0218 IMG_0189 IMG_0162

By photo News Deeq Maxamed Warsame. (hurevov)  Tell: 7743400

Scroll to Top