Baahin Shaqo

Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sareee C/laahi Jaamac ee Magaalada Damala xagarre ee Gobolka Sanaag Waxa kabannaan Bare Maadada English ka ah.

Shuruudahalagarabobaraha

  1. Waa inuu haystaa Shahaado Jaamacadeed (Bachelor Degree of Education) waxana tix gelin mudan inuu haysto English, Englsih History ama wax u dhigma ama ugu yaraan Diploma of English ah Jaamacad la aqoonsan yahay.
  2. Inuu leeyahay khibrad bare nimo ugu yaraan 1 sano
  3. Inuu ku fiican yahay u adeegsiga aaladaha casriga ah (technology) wax dhigista
  4. Inuu ku fiicanyahay isticmaalka kombiyuutarka
  5. Inuu ku fiicanyahay qorsheynta cashar diyaarinta maalinlaha ah

Macallinkacodasadaha ah waxalagarabaainuusoogudbiyo

  1. CV giisaoofaahfaahsan
  2. Nuqulshahaadada ah (Copy of Certificate)
  3. Waraaqcodsi ah

WakhtigaCodsashaduwaxaykueegtahayinta u dhexaysa 13/09/2022 ilaa 16/09/2022

Codsiyadawaxalagusoohagaajinayaa:

  • Tel: +25290 7700661, Email: dalmar3333@gmail.com
  • Tel: + +252907779501, Email: abdicasiisa032@gmail.com
Scroll to Top