Ogeysiis: Macallinimo ka banana Degmada Dangorayo

Dugsiga Hoose/ Dhexe iyo Sare  Ceel-Buuh Ee Degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal waxaa ka bannaan macallinnimo Maadooyinka kala ah, 

1. Physics iyo Math

2. Biology iyo Chemistry 

3. Carab iyo Tarabiya Al islaam

Macallimiinta daynaynaya ama codsanaya shaqadan ayaa laga doonayaa in ay buuxiyaan shuruudahaan:

1. Waa in uu wataa shahaado jaamacadeed, waxaana tixgelin mudan ciddii haysata shahaado la xiriirta Kulliyadda Waxbarashada (Education College). 

2. Waa in uu leeyahay khibrad shaqo oo waxbarasho ah.

3. Waa in uu ku soo shaqeeyey Maadooyinka  ee  meesha ku xusan.

FG: Codsashada shaqadan macallinnimada waxay ka bilabanaysaa 23/Julay/2022. waxayna ku egtahay qabashadu 26 /julay/2022.

Qabashada CV-yadu waa furan tahay.

Nagala soo xiriir taleefannadan hoose ku xusan: Maamulaha Dugsiga sare ee Ceel-buuh Tell.0907777624

WhatsApp Numbers iyo Gudoomiyaha  Waxbrashada Gobolka C/samad  Sheikh Xaamid.  dhallo2002@gmail.com Tell:  0907794858

Wabillaahi Towfiiq.

Scroll to Top