Ogeysiis, Jago macalin oo ka banana Dugsiga Sare ee Eyle.

Dugsiga Sare ee Degmada Eyl  waxaa ka bannaan jago macallin luuqada Englishka ah.

Macallimiinta daynaynaya ama codsanaya shaqadan ayaa laga doonayaa in ay buuxiyaan shuruudahaan:

1. Waa in uu wataa shahaado jaamacadeed, waxaana tixgelin mudan ciddii haysata shahaado la xiriirta Kulliyadda Waxbarashada (Education College). 

2. Waa in uu leeyahay khibrad shaqo oo waxbarista luuqada 

3. Waa in uu ku soo shaqeeyey luuqada Englishka ah kana haysto shahaado luuqadeed.

FG: Codsashada shaqadan macallinnimada waxay ka bilabanaysaa 24/Julay/2022. waxayna ku egtahay qabashadu 28/julay/2022.

Qabashada CV-yadu waa futantahay, waxaana lagu soo dirayaa cinwaanka gudoonka Waxbarashada,dhallo2002@gmail.com.

Wabillaahi Towfiiq.

Scroll to Top