Ogaysiis: Jago Macalino oo ka banaan Dugsiga sare Jalam Buurtinle.

Dugsiga sare  Jalam  ee degmada Burtinle gobolka Nugaal waxaa ka banaan macallin dhiga luuqadda  English ka iyo ICT.

Shuruudaha looga baahanyahay waa:

1.Inuu haystaa shahaado Jaamacadeed degree.

2.inuu leeyahay khirad shaqo ee maadooyinkaas ugu yaraan 3 sano.

3.inuu diyaar u yahay inuu galo imtixaan.

Haddaba ciddii danaynaysa araajida waxay ku soo hagaajinayaan maamulaha dugsiga whatsap 0907788317 ama DEO ga whatsap 0907754643.

Qabashada araajidu waxay ku egtahay 03.08.22

Scroll to Top