Ogeysiis: Macalinimo ka banaan Jalam, Burtinle.

Dugsiga Sare ee  Jalam ee Degmada Burtinle  waxaa ka bannaan macallinnimo Maadooyinka kala ah History , Geography iyo luuqada Englishka.

Macallimiinta daynaynaya ama codsanaya shaqadan ayaa laga doonayaa in ay buuxiyaan shuruudahaan:

1. Waa in uu wataa shahaado jaamacadeed, waxaana tixgelin mudan ciddii haysata shahaado la xiriirta Kulliyadda Waxbarashada (Education College). 

2. Waa in uu leeyahay khibrad shaqo oo waxbarasho ah.

3. Waa in uu ku soo shaqeeyey Maadooyinka sayniska  ah ee  meesha ku xusan.

FG: Codsashada shaqadan macallinnimada waxay ka bilabanaysaa 23/Julay/2022. waxayna ku egtahay qabashadu 29 /julay/2022.

Qabashada CV-yadu waa furan tahay.

Nagala soo xiriir taleefannadan hoose ku xusan: 0907788318

WhatsApp Numbers iyo Gudoonka Waxbrashada Degmada Burtinle, Cabdul Cabdi  Budeeye,090 7754643.

Wabillaahi Towfiiq.

Scroll to Top