Waxqabadkii Asbuuclaha ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland.

05/julay2019- Waxqabadkii Asbuuclaha ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa waxay qabatay asbuucan hawlo baaxad wayn oo ay ka mid yihiin Qodobadan hoos ku qoran.

1- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland ayaa Tababar u soo xirtay Macallimiin gaaraya 325 Macallin oo ku jira shaqada wax dhigista (In-service).

2- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo kormeeray qorayaasha buugaagta Dugsiyada hoose ee Puntland.

3-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo Natiijadii imtixaanka Dugsiyadda sare ee Puntland meel gabo gabo ah marinaysa.

4- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare oo isku yeeray hay’addaha Tageera Waxbarashada Puntland oo shirkii bilaha ahaa arimo muhiima kala hadlay.

5- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Macalimiintii Sawir u sameynta Buugaagta Dugsiyada Hoose Puntland ugu yeeratay Imtixaan Maalinta Axada ah ee Gtec.

6- Qoraalkii iyo hagaha Macalinka Buugaagta Dugsiyadda hoose Puntland oo si habsami leh uga socda kuliyadda Tababarka Macalimiinta ee (GTEC).

Hoos ka Daawo Sawiradda.
IMG_6099
IMG-20190630-WA0074IMG-20190630-WA0072

IMG_6130IMG_6071IMG-20190630-WA0061

IMG-20190630-WA0068IMG_6075IMG_6155

By: Deeq Hurevov Madaxa isku xirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.

Scroll to Top