Wasaradda Waxbarashada Puntland Oo Manta Si Rasmiya Ugu Dhawaaqday Najiitadii Imtixaanka Ee Dugsiyada Sare

Kulan ay manta yeesheen xubnaha Ugu sarsareeye wasaarada waxbarashada Puntland Gaar ahaan waaxda imtixaanaadka ayaa waxay shaaciyeen  si rasmiyana ugu dhawaaqeen  najiitadii imtixaanka ee dugsiyada sare Puntland.

 

Agaasimaha Waaxda Imtixaanaadka Ee Wasaarada Waxbarashada Ahmed Mohamud Warsame (Ahmed Zahid)  Ayaa soo Bandhigay Najiitadii Imtixaanka iyo sida ay iskoolada u`kala galeen kaalimaha .

 

  1. 1.    Natiijadii Imtixaanka
 

 

 

A

B

C

D

E

ABS

Boys

157

266

417

211

87

Girls

26

75

125

110

44

Total

183

341

542

321

131

11

%

12%

22%

35%

21%

9%

1%

 

  1. 1.     Kala sarraynta ardada
Public
Mahad Cabdi Xuseen Diriye Cumar Samatar
Nastexo Muuse Geelle Cumar Samatar
Private
Mohamed Abdirahman Hassa Abdi Alfurqan
Marian Abdiaziz Jama Mohamed Imam Nawawi

Najiitada Kala sarynta Wilasha Iyo Gabdhaha

  1. 2.     Kala sarraynta dugsiyada xagga “A”
Private
Imama Shafici

23

Imam Nawawi

20

Muntada/Najax

13

Public
Omar Samantar

41

Gambol

17

Bosaso Public

8

 

Amaal Abdilahi

Minster y Of Education Puntland Somalia

Scroll to Top