Wasaaradda Waxbarashadda Dowlada puntland oo deeq Waxbarasho sisay Ardaydii sanad- dugsiyeedka 2014-15

Ku: W/K/W/Waxbarashada iyo T.Sare                                      

                                                                                                                    Tar: 23/10/2015

Ujeedo: Warbixinta deeqaha ay wasaaraddu heshay

Sanadka waxaa wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ay deeqo waxbarasho ka heshay dalka iyo jaamacadaha gudaha intabadan taas oo loogu faaiidaynayey ardaydii ka soo gudubtay imtixaanki sanad dugsiyeed 2015, gaar ahaan kuwa kaalmaha hore ka galay imtixaankaas, isku darka wadar deeqahaas ee dal iyo dibadba ah waxay ay dhan yihiin 315, deeqaha laga helay dalka dibaddiisa oo dhan 205 oo ka kooban 20 Master ah, 10 Post graduate ah iyo 185 degree iyo 20 diploma ah.

Faahfaahin waddamada laga helay

Tax. Dalka Tirade ardada
Suudaan 56
Itoobiya 98
Masar 11
Wadar 166

 

Qaybaha ay ka koobnaayeen

Tax.   Maadooyinka Caafimaadka Engineeriyada Maadooyinka artiska. Wadar
Suudaan 23 17 16 56
Itoobiya 43 28 27 98
Masar 6 5 0 11
Wadar

 

 

 

Marka loo eego gabdho iyo wiilal (by Gender)

Tax. Wiilal % Gabdho $
138 83% 28 17%

 

Deeqaha ay bixiyeen Jaamacadaha dalka

Guud ahaan deeqaha dalka ee gudaha laga helay waa 86 arday, kuwaas oo laga healay jaamacadaha kala ah:

Tax Jaamacadda Tirada ardayda
1 EAST AFRICA UNIVERSITY(EAU) 36
2 MUQDIHSO UNIVERSITY 16
3 PUNTLAND STATE UNIV (PSU) 10
4 UNIVERSITY OF BOSASSO 10
5 JAAMACADDA X.XOOLAHA 5
6 PIDAM 4
WADAR 91

Hoos Ka Daawo Sawiradii Xaflada Sagootinta Qayb kmid ah.

IMG_2414IMG_2424IMG_2434IMG_2451IMG_2470IMG_2478IMG_2542IMG_2576IMG_2424IMG_2440IMG_2427IMG_2422IMG_2421IMG_2482IMG_2475IMG_2457IMG_2453IMG_2429IMG_2576IMG_2525IMG_2518IMG_2509IMG_2484

IMG_2434IMG_2424IMG_2414IMG_2588IMG_2582IMG_2576IMG_2542IMG_2478IMG_2470IMG_2451

IMG_2509IMG_2588IMG_2525

IMG_2576IMG_2463IMG_2482IMG_2485IMG_2526IMG_2544IMG_2531IMG_2526IMG_2525IMG_2475

IMG_2509IMG_2414IMG_2588

 

 

 

Scroll to Top