Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland oo samaysatay Agab casri ah oo lagu tala galay xog uruurinta iyo keydinta Waxbarashada Puntland. (Emis)

12/06/2018- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland oo samaysatay Agab casri ah oo lagu tala galay xog uruurinta iyo keydinta Waxbarashada Puntland. (Emis)
 
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo Samaysatay agab casri ah oo Xogta Waxbarashada lagu magacaabo (EMIS) oo ah hab lagu ururiyo laguna diiwaan galiyo, laguna keydinayo sanad kasta xogta waxbarashada Puntland.
 
New software Agabkan Casriga aha ayaa dhamaan lagu tababaraya Gudoomiyaasha Waxbarashada Puntland iyadoo u tahay maamul dajin xogta Waxbarashada Puntland, iyadoo Wasaaraddu ubahan tahay in la helo xog dhab ah oo lagu kabidoono waxyaalaha la hiigsanayo mustaqbalka dhow.
 
Agabkan casriga ah ayaa dhawaan ka howlgalaya Xafiisyada Gudoomiyaasha Waxbarashada Puntland markii ay tababarka qaatan.
 
Wasaaradad Waxbarashada iyo Tacliina sare ee Dowlada Puntland ayaa horay u lahayd Mechine Casri oo dabaca buugta iyo imtixaamadka iyo macheno lagu baaro shahaadoyinka been abuurka ah oo gobalada ka yimada sida badalada oo kale.
IMG_0647 IMG_0595 IMG_0608 IMG_0638 IMG_0639 IMG_0647 IMG_0598 IMG_0599 IMG_0601 IMG_0602 IMG_0609 IMG_0610 IMG_0611 IMG_0612 IMG_0613 IMG_0616 IMG_0617 IMG_0618 IMG_0628 IMG_0629 IMG_0630 IMG_0646
 
By: Deeq Hurevov Madaxa isku xirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.
 
 
Scroll to Top