WARQAADKA SHIRKA GOLAHA FULINTA

 

 

MINISTRY OF EDUCATION AND HIGHER EDUCATION

 

PUNTLAND STATE OF SOMALIA

 

 

 

     WARQAADKA SHIRKA GOLAHA FULINTA

 

                                                                    Hoolka WWB&TS

 

 

 

 

 

 

03dii Oktobar 2015

 

 

Warqaadka Shirka Golaha fulinta

Participant List

No Name  

Xubnaha Shirka Golaha Fulinta

1 Mohamed abdi adan
2 Abdullahi Ali Jama
3 Ahmed Mohamed Warsame
4 Abdulkadir Yussuf Nuh
5 Yassin Jama Omar
6 Asmo Abdulkadir
7 Mohamed Ismail Fanin
8 Farah Mihille
9 Eng. Abdulahi Ali Said
10 Abdulahi Hirsi Isse
11 Faisal Abdi Mumin
12 Safia Sugulle Mohamed
13 Jama abdi Bulshale
14 Ahmed Ali shire
15 Dr. Mohamed Ali Farah
16 Minister Abshir Isse
17 Abdinasir Hersi Jama

 

 

Qodobada Shirka Looga Hadlayo;

  • Dib u eegid Warqaadkii hore ee shirka golaha fulinta
  • Wadaaga/soojeedinta warbixinta waqabadka waaxyaha
  • Iyo wixiikale oo jira

 

Soo Dhawayn iyo Hordhac

Waxaa shirka shirgudoominaya Wasiirka WWB&TS Mr Abshir Isse Asagoo ogaladay in lagu furo ayadaha quranka shirka, waxaan noo aqriyey ayadaha
Qurfanka Abdinasir Hersi Agaasimaha TVET, TE and Projects. Kadib ayadaha Quranka waxaa Shir gudoonku so dhaweeyey xubnaha kasoo qayb galay shirka asagoo gudo galay qodobada u yaalasha shir kuna biloobay sida tahan

 

Qodobka 1 and 2

Dib u eegid Warqaadkii hore ee shirka golaha fulinta iyo Wadaaga/soojeedinta warbixinta waqabadka waaxyaha.

Waaxda Imtixaanaadka

Ficil ka qaadsho

  • Wax ficil ka qadasho ah malahayn waaxda.

Waaxda Tayadhowrka iyo Kormeerka

Ficil ka Qaadasho

  • In ay soo gudbiyaan hordhaca muqararka manhajka isla manta oo tarikhdu tahay 03/10/2015.
  • In ay waaxdu soo gudbiso intee dugsi baa ah Arabic iyo intaa dugsi baa ah Somaali luuqadooda dhexe ee wax lagu dhigo isla manta 03/10/2015.
  • In ladaabaco manhajka 1-4aad Ahada ilaa arbacada ugu danbayn 04-7/10/2015.

Waaxda Waxbarashada Tooskaa

Ficil ka Qaadasho

  • In ay waaxdu soo gudbiso qorshaha lagu qaybinayo diiwangaliyaha ardada isla manta oo ah tarikhda 03/10/2015.
  • In ladaabaco diiwangaliyaha axada ilaa taladada 4-6/10/2015 ugu danbayn.

Qaab fulineed

  • Sida lagu gayn lahaa ama ay usamaysan lahayeen sabuuradaha dugsiyada in lagala hadlo horjogayaasha waxbarashada ee gobolada markay yimaadan.

 

 

Waaxda Siyaasad iyo Qorshaynta

Ficil ka Qaadasho

  • Waaxkasta waa in ay soo diraan warbixinta bilaha ee lagarabo inta laga rabo ugu danbayn 05ta Octobar 2015.
  • In ay waaxdu isla maanta 03/10/2015 soo gudbiso TOR khariirki samayn lahaa ESSP cusub iyo ESA oo dhamaystiran

Waaxda Waxbarashda Dadban

Ficil ka Qadasho

  • Wax ficil qaadasho ah malahayn.

Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha

Ficil ka Qaadasho

  • Waaxdu In ay dhamaystir to xogta shaqaalaha gobolada ugu danbayn 5ta Oktobar 2015.

Waaxda Tacliinta Sare

Ficil ka Qaadasho

  • In DG uu dabo galo xogna ka keeno arinta xeerka waxbarashada iyo darasaadka suuqa.

Qodobka 3

Gudbinta qorshaha iyo qarashaadkiisa Wasaarada Maaliyada

Ficil ka Qaadasho

  • In ugu danbayn 10/10/2015 ay waaxkast soo gudbiso qorshaha waaxda asagoo kharash garaysan.

Qodobka # 4

Sanduuqa Waxbarashada Puntland

Ficil ka Qaadasho

  • AG iyo said fahiye in ay damaystiraan xeerka sanduuqa ugu danbayn 08/10/2015.

 

 

 

Iyo Wixii Kale oo Jira

Ficil ka qadasho

  • DG iyo waaxyaha in ay kafariistaan waxa laga qabtay qorshihii loogudbiyey dawlada ugu danbayn khmista isbuuca danbe 15/10/2015.
  • In waaxda maamulka iyo waaxda shaqaalah kasoo talo bixiyaan sida loo mideen lahaa habeendhaxa, safarka shaqaalaha WWB&TS.

 

War murtiyeedka waxaa lalawadaagayaa xubnaha golaha fulinta 30 daqiiqo kabacdi shirka.

Shirkan shirka ku xiga waxa uu dhacayaa hadii eebe idmo 17ka oktobar 2015.

Shirku waxa uu xiramay 12:00 duhurnimo.

IMG_2099 IMG_2098 IMG_2097 IMG_2096 IMG_2095 IMG_2093 IMG_2092 IMG_2094

Scroll to Top