Ujeedo Waragalin Deeq Waxbarasho.

17/09/2017 Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland waxay soo gudbinaysa Deeqaha Waxbarsho oo loogu talagalay in lagu kobciyo sarena loogu qaado kartida,Tayada xirfada shaqalaha Dowlada, Deeqdan oo heerka Kowaad(Bachelor Degree)
 
Hadaba Waxaa shaqaalahu soo codsan karaan Taariikhda udhaxaysa 17/09/2017 ilaa 01/10/2017.
 
By Deeq Hurevov Madaxa isku Xirka Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare
Tacliinta sare
Scroll to Top