Madax Ka Socotay EU da Iyo Wasaarada Waxbarashada Oo Kulan Maanta Wada Qaatay

Madax ka socota EU da iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland Oo maanta kulan ku yeeshay xarunta weyn ee wasarada waxbarashada Puntland ee magalada Garowe xubnahaaan ayaa waxay shirar muhiiima la yeesheen dhaman xubnaha wasaarada ee ay ugu horeeyaan wasiirka iyo agaasimayaasha iyo sidoo kale layaliyaaha wasaarada waxbarashada .

Kulan kan ayaa lagaga hadlay mashaaruuca hirgalinta waxbrashada ee sanadka cusub 2012 iyo sidoo kale qiimayn iyo ukuurgalid xaalada haatan ay marayso  isbadalka waxbarasho ee Puntland.

Edda Castarelli oo kamid ahayd madaxdii ka socotay EU da ayaa shegtay inay darargalinayaan barnaamijkan ay wadaan oo ah maalgalinta waxbarasho ee sanadka cusub ayna ku faraxsanyihiin heerka manta ay gaareen reer Puntland,waxaana aad ugu hambalyeynayaa hawlwadeenada wasaarada waxbarashada oo dadaal dheeraada sameeyay kana faa`idaystay fursadaha ay ka heleen caalmaka.

 

Amaal Abdulahi Ali

Minstry Of Education

Media Unit

 

Scroll to Top