Kulan Dhexmaray Xubna Katirsan EU da Iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland

Kulan mihiim oo ay manta wada yeesheen Wasaarada Waxbarashada Puntland Iyo xubnaha ugu sarsareeya EU da ,kulankan ayaa ka dhacay xarunta Wasaarada waxaana kasoo qaybgalay xubna aad utira badan kuwasoo ka kala socday Hay`adaha taageera Waxbarashada iyo hawlwadeenada Wasaarada Waxbarashada oo uu hogaaminayay Wasiirka Waxbarashada.

 

Kulankan ayaa ku saabsanaa ukuurgalid iyo xog uruurin ay samanayeen xubanaha EU da kuwaasoo eegayay habka ay ufuleen mashaariicdii waxbarasho ee ay bixiyeen waxaana halkaa lagu soo bandhigay waxqabadyo aad utira badan oo ay soo jeedisay Wasaarada waxayna uga waramaysay sida ay ufulyeen mashaariicda iyo waxyaabaha ka horyimi intay ku guda jireen.

Gabagabadii ayaa waxaa wafuuda EU da lagu soo wareejiyay dhamaaan xafiisyada ay ka koobantahay Wasaarada iyo sida ay dhamaantood uwada shaqeyaan xubanahan EU da ayaa aad uga maqsuuday sida Ay Wasaarada Ugu soo bandhigtay waxqabadkeedii iyo waxyaabaha laqaban doono mustaqbalka fog  hadii lagaaro maah markii ugu horeysay oo wufuud intaa l`egi ay soo booqato xarunta Wasaarada.

 

Amaal Abdilahi

Ministry Of Education Puntland Somalia

Scroll to Top