HOOLKA WASAARADA WAXBARSHADA OO KA DHACAY TABABAR LOOGU QABATAY MAAMULEYAAL D/H/DHAXE.

Maanta ayaa Xarunta Wasaarada Waxbarshada Puntland  waxa ka dhacay  Tababar looga hadlayey kor u qaadida akhriska Caruurta,

Waa markii labaad oo tababarka loo qabato maamulaysaha dugsiyda/hoose dhaxe. tababarka oo soo agaasimeen hay’da EAT iyo Wasaarada Waxbarsahada.  tababaryasha  Barnamijka ayaa ku dhiriyey inay Caruurata marka hore laga soo dhiso Farbarshada iyo tarabiyada. Tabarasha oo juhdi iyo waqti ku baxiyey xisadaa ayaa si fiican ula dar darmay maamulaysha dugsiyadda.

Maamulayal hore ayaa loo qabtay tababar noocan ah asbuucii la soo dhaafay , kuwaan ayaa waxay ka mid yihiin Gobolka nugaal.

1.Maamulaha dugsi hoose/dhaxe( Darwiish )

2. Maamulaha ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,  (M. Awcismaan)

3.Maamulaha ,,,,,,,,,,,,,,,,,,  ,(New Wabari)

4.Maamulaha ,,,,,,,,,,,,        ( WABARI)

5. Maamulaha ,,,,,,,,,,,         (KAALO)

6.Maamulaha,,,,,,,,,,,,    ( SUNAJIIF)

7.Maamulaha ,,,,,,,,        (KALABAYR)

DAAWO SAWARADII TABABARKA IYO MAAMULAYASHA OO KA DHACAY WASAARADA WAXBARASHADA.

 

DEEQ HUREVOV- HEAD OF MEDIA MOE OF PL.

TELL-  + 25257743400

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Scroll to Top