Hay`ada Mercy Crops Iyo Wasaarada Waxbarashada Oo Kulan Wada Qaatay

Kulan Ay  Manta Wada Yesheen Wasarada Waxbarashada Puntlnd Iyo Hay`Ada Mercy Crop Ayaa Waxaa Lagusoo Bandhigay Barnaamij Shan Sano Ah Kaso Wax Ka Qabanaya Arima Quseeya Waxbarashada.

Furitaankii  Barnaamijkan Ayaa Waxaa Ka Hadlay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Mr Idiris Oo Isaga Soo

Dhaweeyay Arinkaan Kuna Tilmamay Mid Loo Baahnaa In Lga Wada Shaqeeyo Waxa Uuna Intaa Raaciyay In Ay Dhankooda Ay La Shqaynayaan Cid Alaale Cidii Kala Shaqaynaysa Arimaha Waxbarashada Furitaankii  Barnaamijkan Ayaa Waxaa Ka Hadlay Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Mr Idiris Oo Isaga Soo

.

Barnaamijkaan Ayaa Ah Ujeedkiisa Ugu Weyn Inay Sare Uqaadaan Qayba Kamida Waaxyaha Waxbarashada Oo Ay Kamidyihiiin Waaxda Dugsiyada Sare,Waaxda Farsamada Gacanta,Iyo Sidoo Kale Waaxda Waxbarashada Dadban.

Waaxyahan Ayaa Ah Kuwa Aad Ugu Muhiimsan Bulshada Guud Ahaan Waxayna Kamid Yihiin Waaxyaha Sida Xooga Leh Uga Shaqeya Haatan Goobaha Waxbarasho Ee Ka Jira Dhamaan Deeganada Puntland.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Scroll to Top