Faallo: Wasiirka Waxbarashada Puntland Ayaa Ka Qaybgalay Shirkii Caalamiga Ahaa Ee Dhawaan Soomaalida Loogu Qabtay Dalka Turkiga

Wasiirka waxabrashada dawlada Puntland Mr Abdi Farah Juxa ayaa ka qaybgalay shir dhawaan ka dhacay dalka turkiga  gaar ahaan caasiamdaIstanbul,shirkan ayaa loo qabtay dhmaan madaxda sooaalida kasoo looga hadlayay mustaqblka soomaliya .

Shirkan ayaa socday muda sadex cisha waxaana dhamaan kasoo qaybgalay dhinacyada soomaalida oo ay kamid yihiin DFKMG,Puntland,Somaliland,Galmudug iyo uruka Ahlu Suna Waljameca

 

Shirkaasi ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed ka koobnaa qodobo door ah oo ku saabsan wax ka qabashada amaanka, dhaqaalaha, iyo dib u dhiska somaliya.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

Scroll to Top