Degmadda Boosaaso ee Gobolka Bari.

Kormeerkii Waxbarashada Degmada Boosaaso oo si habsami leh uga bilawday Goobaha Waxbarashada Magaalada Boosaaso.
Maalintii 1aad kormeerka Waxbrashada degmada Boosaaso ayaa saaka aroortii teamamkii shaqooyinku waxa ay kala aadeen dugsiyada jadwalka ugu jiray oo kala ahaa dugsiga Sare ee Boosaaso Puplic, dugsiga sare ee White Tower, iyo dugsiga Hoose/dhexe ee Daarul-Qur’aan.
Kusimaha Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, ahna Wasiir-ku-xigeen Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Bashiir Jaamac Maxamed iyo Agaasimaha Xafiiska Waaxda Imtixaanaadka Maxamuud Maxamed Siciid (Caynsane), Guddoomiyaha Waxbarashada degmada Boosaaso, Cabdullaahi Xasan Abshir iyo qayb kamid ah shaqaalaha dhexe ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa saaka ka hawl galay dugsiyadii lagu tala galay in lasoo kormeero.
58 23 24 25 26 27 29 30 31 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 56 57
Scroll to Top