Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland oo la kulmay Hay’adda UNICEF Qayb teedda shaqalaha Waxbarashadda.

29/08/2016- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Taclinta sare  Maxamed Abdulqadir Cismaan ayaa xafiiskiisa ku Qaabilay manta hay’adda UNICEF Qaybta shaqalaheeda Waxbarshada.

Agaasimaha guud ayaa kulankaan waxay uga Wada hadleen sidii loo dar-dargalin lahaa barnamijka  Tijaabadda ah JPLG oo ay UNICEF wado oo ah adeega Waxbarashada loona dadajin lahaa looguna Qayb galin lahaa Dowlada hoose.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland ayaa barnamijkaan kala shaqaysa seddexda Degmo ee  kala ah Galkacayo, Boosaso, iyo Garowe.

Ujeedda ka danabayso Barnamijka tijaabadda ah ayaa in maamulka Dowladaha hoose ee degmooyinkaa aan kor soo sheegnay ay ka qayb qaatan hormarinta Waxbarashada.

Barnamijkaan JPLG Hadii ku guulaysato Wasaaradda Waxbarashada ku baahindoonta Degmooyinka kale ee Ka tirsan Deegaamadda Puntland.

 

Hoos Ka Daawo Sawiradda.

DSC00350 DSC00348 DSC00345 DSC00340 DSC00336 DSC00335 DSC00334 DSC00353 DSC00352 DSC00351 DSC00350 DSC00349 DSC00348 DSC00345 DSC00343 DSC00342 DSC00341 DSC00340 DSC00339 DSC00337 DSC00333 DSC00332

 

 

By:Deeq Maxamed Warsame.

Xooghaynta Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare

 

 

Scroll to Top