o7/ Nev/2016 Shir saacado dheer socday oo ku saabasan dadar galinta World bank ayaa dhex maray wasaaradda Waxbarashada iyo Tacllina sare.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada puntland Pro: Abshir yuusuf ciise iyo Wasiir ku xigeenka Wasaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Dr Maxamed Cali faarax iyo Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Maxamed Abduladir Cismaan ayaa kulan balarn la qaatay saraakiisha ugu saraysa world bank.
Ujeedda shirka ayaa ahaa in loo qoondayo Macalimmiinta puntland Ka qadanaysa mushaarka world bank in la ogaado tiradooda,
Macalimiinta puntlanad in la hagaajiyo tiradooda saxda ah.
Macalimiinta puntland inay si joogta ah u helaan mushaarka world bank u qoondeyey , iyo sidii loo xoojin lahaa mushaarka Macalimiinta.
Saraakiisha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa si adag ula hadlashay Saraakiisha World bank iygoo culays ku saaray shaqadan inay dhamaystiraan sida ugu dhakhsiyaha badan.
Agaasimaha guud ayaa la fariisatay Xafiiska Waxaada Mashaariicda iyo Macliimiinta ka dib shir kula yeeshay iygoo waax waax wasaaradda kulan la yeelanaya.
Agaasimaha Waxaada mashariicda iyo maclimiinta Abudulahi jow jowle ayaa soo bandhigay xog ku diyaarsan pristaion oo macalimiinta ah oo dhamaystiran waxayna ku qanceen shaqada ay wado wasaaradda waxbarshada iyo tacliinta sare.
Hay’adda World bank ayaa mudo Seddex sano ah shirar gooni gooniya la yeelanaysay Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa ah wasaaradda ugu balaran oo joogan shaqalaha dowlada Puntland.
Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare ayaa aad ugu mashaquulasan shaqada Waxbarsahada dalka.
sidoo kale Waftigaan heerka sare ee world bank ayaa markii ugu horasay soo gaaray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.
Hoos ka Daawo Sawiardda
By:Deeq Maxamed Warsame.
Xooghaynta Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare
Please follow and like us face book Wasaaradda Waxbarashada puntland