Xog-la-wadaagis Bulsho iyo Caddayn, mar labaad.

Wasaaradda Waxbarasha iyo Taclinta Sare ee dawladda Puntland waxa ay caddaynaysaa, markii labaad, oo xaqiiqooyin ah oo ku saabsan cabashadii Maxamuud Cabdisalaam, oo jimcihii baraha bulshada la wadaagay in Wasaaradda Waxbarashu hagratay, in ay hoos ku xusan yihiin xaqiiqooyinka dhabta ahi. -Warqadahan waxaan ka soo helnay Jaamacadda Bariga Afrika. Warqadda hore waa form-kii diiwaangelinta waxaana ku cad markaad akhrisid nooca diwaangelinta inuu yahay deeq oo aan wax lacag ah la weyddiin.- Warqadda kale waa middii uu ku caddaynayey inuu soo daahay, duruuf xaggiisa ka timid awgeed.- Warqadda saddexaad waxaa soo dirtay Jaamacadda Bariga Afrika oo caddaynaysa in ardaygan aanan wax dhaqaale ah lagu xirin

Scroll to Top