Wufuud Ka Socota Banka Hormarinta Islaamka Oo Kulama La Yeeshay Madaxda Ugu Saraysa Wasaarada Waxbarashada

Wafdi Ka Socda Baanka Hormarinta Islaamka Ee Fadhigiisu Yahaya Dalka Saudi Arabia Ayaa Kulama La Qatay Qaar Ka Tirsan Madaxda Wasaarada Waxbarashada

Wafdigan Ayaa Ujeedka Socodlkooda Ahaa Inay Ukuur Galaan Guud Ahaan Xaalada Ay Marayso Tacliinta Sare Iyoi Caqabadaha Haysta Waqtigan Maaha Markii Ugu Horaysay Oo Wufuud Noocaana Ay Kulma La Qataan Madaxda Wasaarada Ayagoo Kawada Hadlya Kana Wada Tashanaya Sidii Loo Hormarin Lahaa Tayada Waxbarashada Ee Dalka .

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Mudane Mohamed Abduwahaab Oo Kulnka La Qaatay Wufuuda Ayaa Warbixin Kooban Kasiiiyay Guud Ahaan Geedi Socodka Waxbarasho Ee Uu Marayo Dalka,Asagoona Umahadceliyay Martida Safarka Dheer Usoo Gashay Hawshan.

 

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

 

Scroll to Top