Wasiirka Waxbarashadda Puntland oo markii ugu horesay safar dalka dibadisa Oga baxay.

Wasiirka Wasaaradda Waxbaarshada Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,halkaas oo uu aaday hormarinta Waxbarashada Puntland.

 Dr. Cali Xaaji Warsame uu la kulmi doono deeq bixiyaasha Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ee Puntland ka taageera arrimaha Waxabarshada,kuwaasi oo uu kala hadli doono hormarinta Waxbarashada.

Waxa xusid mudan in Wasiirka Waxbaarshadsa Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame uu sido kale la kulmi doono Jaaliyadaha Puntland ee ku dhaqan wadanka Kenya.

Cali Xaaji Warsame ayaa wada dadaal balaaran oo uu ku doonayo inuu ku hormariyo Waxbarashada Puntland iyo ku xirnaanta dalalka dibadda.

cali xaaji ayaa ugu baaqay gancasatadda iyo qurba joogta inay ka qaybqatan waxbarashadda puntland meel kasta ay joogaan

Wasiirka  ayaa ku guulaysatay arimo muhiim u ah waxbarashadda sida misanaiyadda  iyo shirkii balarana oo looga hadlaydib u eegista waxbarashadda puntland, iyo xariir fiican oo uu la samayey xarunta dhaxe ee shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashadda.

Waxii war baxin ah iyo sawiro  ah wasiirka safaradiisa ah waxa ka helaysa moe puntland.com

 

Deeq Maxamed Warsame

Wasaaradda Waxbarashada puntland.

Contact Number+7743400

 

Scroll to Top