wasiirka waxbarashada puntalnd oo booqosho ku joga dalka danmark.

Haweenka Copenhegan– 2 Okt.2013–Pi–Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdi (Faarax juxa).,Wasiirka iyo Horumarinta Qoyska Marwo Xaliimo Xasan Xaaji, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jamac Tigey iyo Cabdiraxmaan Jabril oo la taliye Sare u ah Wasaarada Waxbarashada iyo Wasaarada Qoyska oo maalmahaan booqasho ku kooga Denmark ayaa shalay booqdey jaamacado iyo kuleejyo ku yaal denmark VIA university college og bygholm landrugsskole.

Wasiirada Qoyska Xaliimo Xasan ayaa iyana ka hadashey shaqada Wasaaradeeda oo aan kulamada  ku saasabsan gaaar ahaaan hormarinta gabdhaha puntalnd.

Waxay Wafdigu wuxuu maanta iyo beri kulamo la qaadanayaan Wasiiro ka tirsan Dowlada Denmark, kaloo booqan doonaan Baarlamaanka Denmark.

DAAWO SAWAIRADII WASIIRKA OO BOOQDAY Danmark.

deeq hurevov head of media

minstry of education puntland soomalia.

Scroll to Top