Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo La Kulmay Dhigiisa Wadanka Yemen.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada ee Puntland Mudane. Cali Xaaji Wars ame ayaa kulan muhiim ah kulan kula qaatay Magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yeman Wasiirka waxbarashada ee dawladda Yemen Dr. Abdul-Razaq Yahiya Al-Ashwal oo ay weheliyaan Wasiirka Tacliinta Sare ee Yemen Eng. Hisham Sharaf Abdullah iyo xubno kale.

Wasiirka Waxbarasahada ee Dawlada Puntland Iyo Wasiirka Waxbarashada ee Dawlada Yemen ayaa si qota dheer uga wada hadlay muhiimada ay waxbarashadu leedahay ,  iyo sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka tacliinta ee dalkaYemen iyo Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada puntland cali xaaji ayaa dadaalo farabadn ugu jira sidii u hormarinlaha Waxbarashada Puntland,

oo ay sugayaan Araday farabadan oo sanadkan kabaxaya dugsiyada Puntalnd suu ugu heli lahaa tacliin wanaagsan iyo deeqo Waxbarassho.

Imtixaamadka puntland oo bilbaanya 24bishan aya aradydu ku tartamyaan kaalama hore si ay u helaan deeq Waxbarasho ay Wasaaaradu u soo heshay.

Wasiir Cali xaaji ayaa geed dheer iyo geed gaban ufuulaya, xafiiskatana u gar garcaya inay hormarto Waxbarashada Puntland.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

56789101112131415161718

 Wasaaradda Waxbarshada Puntland.
Deeq Maxamed Warsame
Contact Number: +2525743400
Deeq.hurre99@gmail.com
Scroll to Top