Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo ugu baaqay bahda Waxbarashada Gobolka mudug inay dib ugu u furaan Goobihii Waxbarashadda.

Dec/10/2015- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Abshir yuusuf Aw ciise oo ugu baaqay bahda Waxbarashada Gobolka Mudug inay Dib ugu laabtaan goobihii Waxbarashada.

Baaq u diray Gudoomiyaaysha waxbarashada iyo kuwa Degmooyinka,Maamulayaasha Macalimiinta iyo Aradyda inay dib ugu laabataan Goobihii Waxbarashada.

Markii Gobolka mudug colaado is dabajoga ka dhaceen ayaa  Waxbarashadii samayn ku yeelatay colaadii Hakadna gashay.

Waxaa kaloo Wasiirku ugu baaqay in ardayda laba galin la soo celiyo si uu jadawalkii hore u saxmo.

Waxna iska badalin Imtixamadka dhaxe dugsiyadda, shaqadii waxbarashada ka socotay Gobolka in  la der der galiyo.

Gobolka Mudug ayaa ah ka ugu ardayda badan marka laga reebo Gobolka bari.

 

 

Scroll to Top