Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo kormeer ku Tagay Waxbarashada Baahida Gaarka ah.

11/11/2015 Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Abshir Aw Yuusuf Ciise iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Nugaal ayaa kormeer ku tagay Macadka ay wax ku bartaan dadka araga naafadaha ka ee Albashar ee Garoowe.

Wasiirka ayaa kormeerkiisa waxaa uu qayb-ka ahaa kormeero uu ku samaynayey schoolada ku yaala Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland waxaana uu wasiirku u kuur galay Xaalada ay ku sugan yihiin dadka araga Naafada ka ah ee wax ka barta macadka waxaana uu halkaas kula kulamay Maamulka Macadka oo uga xog waramay xaalada Machadka.

 

Maamulaha Macadka dadka araga naafada ka ah ee Albasar Shiikh C/naasir Guureeye Kaarshe ayaa sheegay in macadka haatan ku suganyihiin 40 arday oo ka kala yimid gayiga ay soomaalidu degto kuwaas oo waxbarasho iyo hoyba uu u yahay Macadku waxaana uu intaa ku daray inay jiraan baahiyo uu qabo macadku isagoo ka codsaday dowladda iyo ganacsatadaba inay gacan taakulayn siiyaan schoolka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Puntland Abshir Aw yuusuf Ciise ayaa dhankiisa sheegay in wasaaradiisu ay muhiimad gaar ah siin doonto goobaha ay wax ku bartaan dadka araga naafada ka ah waxaana uu intaa raaciyey inay shoolka indhoolayaasha ee albasar ay balaarin dhanka dhismaha ah ku samayn doonaan.

Hoos ka Daawo Sawiradda

IMG_2875 IMG_2874 IMG_2877 IMG_2884 IMG_2885 IMG_2882 IMG_2878 IMG_2943 - Copy IMG_2939 IMG_2904 IMG_2891 IMG_2932 IMG_2928 IMG_2954 IMG_2953 IMG_2895 IMG_2937 IMG_2935 IMG_2934 IMG_2961 IMG_2959 IMG_2907 IMG_2905 IMG_2943 - Copy - Copy IMG_2937 IMG_2931 IMG_2962 IMG_2888 IMG_2878 IMG_2875 IMG_2958 IMG_2919 IMG_2918 IMG_2890 IMG_2889 IMG_2951 IMG_2939 IMG_2931 IMG_2921 IMG_2912 IMG_2904 IMG_2895 IMG_2952

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

by Deeq Maxamed WarsameEmail.Deeq.hurre99@Gmail.comTell- +25257743400

Scroll to Top