Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare dowladda Puntland Cali Xaaji Warsame oo u dhoofay dalka Kuwait.

14/feb/2015, Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya, halkaas oo uu ugasii gudbidoono dalka Kuwait.

Wasiirka ayaa casuumaad rasmi ah ka helay Wasaaradda Waxbarahada ee dowladda Kuwait isagoo ka qeyb galidoono shir looga hadlayo Dhaqanka, horumarinta Waxbarashada, Siyaasada Iyo xaaladaha Soomaaliya ee haatan iyo kuwa mustaqbalka dhow.

Hay’ada cilmi baarisa iyo aqoonta ee dalkaas oo losoo gaabiyo AlESCO ayaa shirkaan qabandoonta, kaasoo socondoono muddo dhowr maalin.

Wasiirka waxbarashadu wuxuu sidoo kale halkaas kula madaxa ka socota jaamacadda carabta oo shirkaan lagu casuumay.

Hoos Ka Daawo Sawiradda

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA WAXBARASHADA

IYO TACLIINTA SARE DOWLADDA PUNTLAND

 Deeq Maxamed Warsame ‘’ Hurevov’’ Garowe, Puntland Somalia.

 

 

 

Scroll to Top