Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Eng.Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab) iyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta sare C/rixmaan Mohamud Abdulla ( Jabir), Kusimaha Wasiirka, ahna Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland, Bashiir Jaamac Maxamed iyo Wasiir Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Abdulaahi Xasan Rooble , ayaa maanta kormeeray Xafiisyadda Kala duwan ee Xarunta dhexe ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliiinta sare ee Dowlada Puntland.Masuuliyiinta ayaa Xafiisyadda kula kulmay Shaqalaha Wasaarada dhexe ee Dowlada Puntland iyagoo ku jira shaqo maal-moodkoodii.
Web Admin: Deeq Hurre
Email:deeq.hurre99@gmail.com
Tel: +252-0907743400
» 3rd Joint Review of the Education Sector in Puntland, 2016

About the Ministry
Management
Useful Documents
Strategic Priorities
Media
Categories
- Achievement
- ESC meeting minutes
- ESC news in Puntland
- Events
- International Schollarships
- Local Schollarships
- News
- ogeysiis
- Up Coming Events
- Vacancies
Recent Posts
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa Booqday Xafiisyadda Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlada Puntland.
By editor /







News
Schollarships
-
Ujeedo: Warbixinta deeqaha ay wasaaraddu heshay
Sanadka waxaa wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ay deeqo waxbarasho ka heshay dalka iyo jaamacadaha
Categories
- Achievement (3)
- ESC meeting minutes (2)
- ESC news in Puntland (3)
- Events (1)
- International Schollarships (4)
- Local Schollarships (2)
- News (673)
- ogeysiis (1)
- Up Coming Events (1)
- Vacancies (1)