Wasaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare oo hortagtay Baarlamaanka dowladda Puntland.

24/11/2014,Waxaa maantay oo Isniina golaha wakiilada Puntland hor tagay wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta Sare.

Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaaji Warsame ayaa Barlamaanka usoo bandhigay warbixin ku saabsan waxqabadkii wasaaradda sanadka2014, iyadoo dhinaca kale  ay su’alao weydiinayeen xildibaanada.

Waxaa kulankaa waheliyey wasiir ku- xigeenka wasaarada waxbarashada , Agaasimaha guud iyo saaarikha wasaarada.

Wasiirka Cali Xaaji ayaa ku dheeraday waxqbadkii wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Sagaalki bilood ee lasoo dhaafay wuxuna sheegay inay waxbadan ku guuleeysten waxana u harsanyihiin.

Waxa uu sheegay guulaha ay gaareen inay ka mid tahay baahinta maamulka wasaarada ee gobolada iyo Degmooyinka. deeqaha waxbarashada dhismayasha iskuulda. tacliinta sare. siyaasadaha waxbarashada.  kobcinta aqoonta haweenka. Qaadista imtixaamadka, tababarka Macalimiinta dumar iyo Ragba, Tayeynta iyo xoojinta maanaahijta,waxbarashada farsamada gacanta iyo waxbarashada dadban.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta Sare waxa ay xubnaha Baarlamaanka u qaybisay nuqallo ay ku cadyihiin waxqabdka wasaaradda mudadii sagaalka bilood ahaa.

Su’aalaha guud oo xildhibaanadu waydiinayeen Wasaarada waxbarashada ayaa waxa kawada jawaabay  wasiir ku xigeeka wasarada waxbarashada iyo agaasimaha guud iyo dhinaca la talinta haweenka Saharo Koshin.

?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA WAXBARASHADA IYO TACLIINTA SARE EE DOWLAADDA PUNTLAND,

 

 

 

Scroll to Top