Wasarada Waxbrashada Iyo Hay`aha Ka Shaqeeya Arimaha Waxbarashada Oo Kulmay

Waxaa maanta hoolka shirarka ee wasaarada waxbarashada ka dhacay kulan caalami ah kaasoo ay kasoo qaybgakeen dhamaan hay`adaha iyo Ngos ka shaqeeya arimaha waxabrashada,kulankan ayaa socon dooo hal maalin waxayna ku gorfeynayaaan arima badan oo ku saabsan kor uqadista waxbarashada iyo sidii dib loogu eegi lahaa dhamaan wixii qabsoomay habkii ay ku qabsoomeen.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Mr Mohamed Abduwahab ayaa kulankaa kalmado kooban kasoo jeediyay mahadnaqna uceliyay kasoo qaybgalayaashii,waxa uuna intaasi ku daray inay muhiim tahay in kulankan oo kale markasta laqabto si aan uxoojino wada shaqayntayada.

Amaal Abdulahi Ali

Ministry Of Education

Media Unit

 

 

 

Scroll to Top