Wasaaradda waxbarshada ee puntland oo dib u furtay dugsiyadii sare ee puntland.

wasaaradda waxbarshada ee puntlnd ayaa dib u furtay schooladii dugsiyada sare markii hakad galay dhinyacyadda doorashooyinka. dugsiyada qaarkood ayaa ku yaala meelo ka baxsan magaaloyinka oo aad oga fog ardayda sida dugsi sare gambool.

Wasaarada waxbarshada ayaa baaq u dirtay inay sidoodii u socoto waxbarashadii ana marna hakad galin duruustii,

dugsiyadda qaarkood ayaa ku beegmay fasxyo,kuwana imtaxaanka ayey dib i dhigeen kuwana waa ka soo hormariyeen.

dhmaantood inta badan waxay furmeen asbuucaan gudihiisa,

DAAWO SAWIRADA DUGSIYADA PUNTLAND OO  DIB LOO FURAY.

DEEQ HUREVOV HEAD OF MEDIA.

MINISTRY OF EDUCATION PUNTLAND. SOOMALIA.

CONTACT NUMBER +25257743400.

 

Scroll to Top