3/27/2019- Wasaaradda Waxbarashada kadhacay shirkii billaha ahaa oo ay ku kulmaan bahda waxbarashada bilkasta si ay ugu kala warqaateen bahda waxbarashada kalashaqeeya Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland.

Shirka waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada oo ay wahelinayaan Wasiir kuxigeenka iyo Wasiiru dawlaha.

Shirka sida caadiga ah waxaa lagu soo bandhigaa waxa u qabsoomay bahda waxbarashada bishii lasoo dhaafay iyo waxa la qaban doono ee qorshaysan.

Waxaa kale oo shirka lagu gorfeeyay qabanqaabada shirka sanadlaha ah ee dib u eegista waxbarashada ee loo yaqaan Joint Review of Education Sector oo sanad walba ay wasaradu qabato laguna qiimeeyo qorshaha shanta sano ee waxbarashada iyo waxyaabihii qabsoomay.

Shirka waxaa kasoo baxay qodobbo muhiim ah iyada oo uusoo xiray Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabduulahi Maxamed Xasan.

IMG_2835 IMG_2767 IMG_2769 IMG_2771 IMG_2773 IMG_2774 IMG_2777 IMG_2778 IMG_2779 IMG_2780 IMG_2782 IMG_2783 IMG_2784 IMG_2786 IMG_2787 IMG_2788 IMG_2789 IMG_2790 IMG_2791 IMG_2792 IMG_2797 IMG_2798 IMG_2799 IMG_2805 IMG_2806 IMG_2813 IMG_2817 IMG_2818 IMG_2819 IMG_2822 IMG_2823 IMG_2824 IMG_2825 IMG_2826 IMG_2829 IMG_2830 IMG_2831 IMG_2832 IMG_2833 IMG_2834

By: Deeq hurevov Madax isku xirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.

Please follow and like us: