WASAARADDA WAXBARASHADA PUNTLAND OO HIRGALISAY BARNAAMIJ KU KABAYO MUSHAARKA MACALINKA PL OO DHAN,( GLOBAL PARTNERSHIP FOR EDUCATION), GPE))

Wasaaradda waxbarshada waxa ay in dhawale ku hawlanayd sidii u taageeri lahayd  macalin miinteeda iskuulada wax ka bara.

Wasaaradda waxay qorshaysay in ay 870 macalinin in ay ka faa’iidaystan mashruucaan barnamijkaan waxaa uu socanaya muddo seddex sano ah.

Sanadka hore waxa ka loo qorsheeyey in ay ka faa’iidaysatan 330 macalin oo ka socda Goboladda Puntland oo dhan.

Gobol kasta waxa uu leeyahay saami uu gaar ah iyadoo loo eegayo tirada ardaydda wax ka barata Gobol kasta.

330 Macalin ee looqoondeyey in ay ka faa’iidaystaan sanadka hore ayaa waxaa loogu talogalay 60  gabdhood macaliminta ah,

Gobol kasta waxa uu leeyahay tirada hoos ku qoran,

1- BARI             82 MACALIN

2- SANAAG      49 MACALIN

3- KARKAAR    44 MACALIN

4-NUGAAL       55 MACALIN

5- MUDUG       55 MACALIN

6-CAYN            23 MACALIN

7- SOOL           22 MACALIN

Soo xulida iyo Doorashadda Macalimiinta wasaradda waxa ay kala tashatay Godoomiyaasha Waxbarashada ee Goboladda puntland.

DAAWO SAWIRADII SHIRKAA LOOGA HADLAY.

d

DEEQ HUREVOV HEAD OF MEDIA

MINSTRY OF EDUCATION PUNTLAND- SOOMALIA.

Scroll to Top