Machadka Dr Ahmed College oo ku biiray dugsiyada hoostaga Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland.

o5/March/2015,Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa ka qeyb galay munaasabad Machadka Dr Axmed uu ku soo bandhigay heshiis xaga waxbarasada ah oo uu la galay wasaaradda waxbarashada Puntland iyo Tacliinta Sare.

Maamulka Jaamacada bariga Afrika ayaa soo dhaweeyay aqoonsiga wasaaraddu siisay oo asal ahaan hoostagi jiray jaamacadda bariga Afrika.

Munaasabadda ayaa Waxaa ka qayb Galay agaasimayaasha  Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

Wasiirka waxbarashada Puntland Cali Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in wasaaraddiisu ay ka go’an tahay inay la shaqeeyso cid walba oo ku howlan waxbarida bulshada reer Puntland,

Halkaan ka daawo Sawiradda.

DSC_0848DSC_0859DSC_0870DSC_0881DSC_0903DSC_0914DSC_0925DSC_0936DSC_0947DSC_0958

XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA WAXBARASHADA

IYO TACLIINTA SARE DOWLADDA PUNTLAND

 Deeq Maxamed Warsame ‘’ Hurevov’’ Garowe, Puntland Somalia.

 

 

Scroll to Top