Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo kulan balaaran la qadatay Hay’adda World bank.

o7/ Nev/2016 Shir saacado dheer socday oo ku saabasan dadar galinta World bank ayaa dhex maray wasaaradda Waxbarashada iyo Tacllina sare.
 Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare  ee Dowlada  puntland Pro: Abshir yuusuf ciise iyo Wasiir ku xigeenka Wasaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Dr Maxamed Cali faarax  iyo Agaasimaha guud  Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Maxamed Abduladir Cismaan  ayaa kulan balarn la qaatay saraakiisha ugu saraysa world bank.
 
Ujeedda shirka ayaa ahaa in loo qoondayo Macalimmiinta puntland Ka qadanaysa mushaarka world bank in la ogaado tiradooda,
 
Macalimiinta puntlanad in la hagaajiyo tiradooda saxda ah.
 
Macalimiinta puntland  inay si joogta ah u helaan mushaarka world bank u qoondeyey , iyo sidii loo xoojin lahaa mushaarka Macalimiinta.
Saraakiisha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa si adag ula hadlashay  Saraakiisha World bank iygoo culays ku saaray shaqadan inay dhamaystiraan sida ugu dhakhsiyaha badan.
Agaasimaha guud ayaa  la fariisatay Xafiiska Waxaada Mashaariicda iyo Macliimiinta ka dib shir kula yeeshay iygoo waax waax wasaaradda kulan la yeelanaya.
Agaasimaha Waxaada mashariicda iyo maclimiinta  Abudulahi jow jowle ayaa soo bandhigay xog ku diyaarsan pristaion oo macalimiinta ah oo  dhamaystiran waxayna ku qanceen shaqada ay wado wasaaradda waxbarshada iyo tacliinta sare.
Hay’adda World bank ayaa mudo Seddex sano ah shirar gooni gooniya la yeelanaysay Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa ah wasaaradda ugu balaran oo joogan shaqalaha dowlada Puntland.
Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare ayaa aad ugu mashaquulasan shaqada Waxbarsahada dalka.
sidoo kale Waftigaan heerka sare ee world bank ayaa markii ugu horasay soo gaaray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.
             
                                        Hoos ka Daawo Sawiardda 
dsc00588

By:Deeq Maxamed Warsame.

Xooghaynta Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare

Please follow and like us face book Wasaaradda Waxbarashada puntland
Scroll to Top