Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo Garowe tababar ugu furtay 70 dhalinyaro oo xog uruurin kusoo sameeyay manhajka waxbarashada Puntland.

22/ jun/2015-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare  ayaa Garowe tababar ugu furtay in ka badan 70 dhalinyaro ah oo xog uruurin kusoo sameeyay baahida loo qabo in manjahka waxbarashada Puntland lagu darro qeyb ka hadlaysa waxbarashada nabada.

Dhalinyaradaan oo isaga yimid gobolada Puntland ayaa tababarkooda loo furay waxaa lagu ansixinayaa xog uruurinta ay soo sameeyeen.

Waxaa tababar ka qeyb galay oo furay wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Dr. Maxamed Cali Faarax , Waxaana goobta ku sugnaa  saraakiil katirsan waaxaha wasaaradda waxbarashada iyo madaxda hay’ada AET (African Education Trust)

Tababarkaan ayaa socondoono labo cisho oo kaliya.

Halkaan ka daawo  sawiradda.

?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

Scroll to Top