Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee safar shaqo ku Tagtay Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug.

11/agoosto/2015. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda  iyo Tacliinta sare ee puntland   oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka  Wasaaradda Waxbarashada Tacliinta Sare iyo wefti kale ayaa safar shaqo ku tegey degmada xarfo ee Gobolka mudug halkaas oo ay xadhiga kaga jareen  qayb cusub oo lagu kordhiyey dugsiga sare ee suldaan hurre .

Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka mudug madax dhaqameedka,  ganacsatada ayaa u mahadceliyey imaatinka madaxda Wasaaradda waxbarshadda iyo fulinta balan qaadkii ahaa qaybtan manta xadhiga laga jaray iyo mashaariic kale.

Prof Abshir yusuf ciise Wasiirka  Wasaaradda waxbarashadda ayaa sheegay in la kor loo qaado Tayada waxbarashadda heer Gobol ilaa heer Degmo.

waxuuna carabka ku adkeeyey in lasamayndoono lana tayeydoono barashada xirfadah si looga baxo shaqo la’aanta haysata dhalinta dhamaystay waxbarashadda oo ay u noqdaan kuwo leh xirfad iyo aqoon ay ku shaqaystaan.

Madaxdii ka hadashay goobta ayaa isku si uga hadlay in la helo iskuulo lagu barto xirfadaha waxtar ka u leh da’ayarta amase guud ahaanba shacabka reer puntand,

Deegaanada puntland ayaa waxaa laga dareemeyey sare ukac weyn dhanka wabarashadaa sanadihii u danbeeyey taas salka u haysa dedaalka Wasaasaradda iyo shacabka oo si kaashanaya.

Hoos ka Daawo Sawiradda.

20150809_103028 - Copy - Copy

20150809_115542 11882155_1015671431817363_1133700176_o 20150809_113510

20150809_113510 20150809_112923

20150809_120152 20150809_115542 11882155_1015671431817363_1133700176_o

 

20150809_113510 20150809_112923 20150809_112212 20150809_103028 - Copy - Copy 20150809_111103 20150809_111058

20150809_111103 20150809_111058

20150809_120152 20150809_115542 11882155_1015671431817363_1133700176_o 20150809_113510

20150809_115756 20150809_115939 20150809_115942 20150809_115947 20150809_120000

20150809_111058 20150809_111018 - Copy - Copy - Copy 20150809_111018 - Copy - Copy - Copy (2) 20150809_102719 20150809_102716 20150809_102616 20150809_102559 - Copy (3)

 

 

 

 

Scroll to Top