Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo Garowe kula kulmay wafdi ka socda Dalka Kuwait

23/10/2015-Wasaradda waxbarashada iyo tacliinta sare dowlada Puntland ayaa magalada Garowe ku qaabishay masuuliyiin ka socda wasaradda waxbarashada Dalka Kuwait iyo Hay’adda Bisha Cas kuwaasoo booqday Dugsiga sare ee Gambool.

Wasiirka waxbarashada Puntland Abshir Aw-Ciise Aw-Yuusuf iyo ku xigeenkiisa Dr.Maxamed Cali Faarax ayaa wafdigan ku qaabilay xafiiska wasarada waxbarashada, waxayna ka wada hadleen arrimo salka ku hayo horumarinta waxbarashada iyo kor u qaadista tayada macalimiinta.

Arrimaha ay labada dhinac isla soo qaadeen waxaa ka mid ahaa horumarinta waxbarashada,sida tababarida macalimiinta, dhismaha Iskuulada, Tababarida shaqaalaha, is-dhaafsiga xogaha la xariira dhanka waxbarashada, sidoo kale masuuliyiinta Kuwait ayaa sheegay inay taageeri doonaan wasaradda sida horumarka hadda la gaaray mid kasii saraysa loo gaaro.

Wasiir Abshir ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada masuuliyiintan ku yimaadeen Garowe, waxa kale uu sheegay inay wada shaqaynta labada dhinac u dhaxaysa dhankooda sii xoojin doonaa.

Wafdiga ayaa markey booqdeen Iskuulka sare ee Gambool Garowe kala kulmay soo dhaweyn diirran, mamulka Iskuulka ayaa war bixin ka siiyay wafdiga xaalada iskuulka iyo sidey wax u kala socdaan.

Hoos Ka Daawo Sawiradda
IMG_2216

IMG_2217

IMG_2218

IMG_2219

IMG_2220

IMG_2221

IMG_2222

IMG_2223

IMG_2224

IMG_2225

IMG_2226

IMG_2227

IMG_2230

IMG_2231

IMG_2232

IMG_2233

IMG_2235

IMG_2237

IMG_2238

IMG_2239

IMG_2240

IMG_2241

IMG_2254

IMG_2255

IMG_2257

IMG_2268

IMG_2270

IMG_2272

IMG_2275

IMG_2277

IMG_2280

IMG_2282

IMG_2284

IMG_2285

IMG_2286

IMG_2287

IMG_2288

IMG_2289

IMG_2290

IMG_2292

IMG_2293

IMG_2294

IMG_2295

IMG_2296

IMG_2297

IMG_2298

IMG_2299

IMG_2300

IMG_2305

IMG_2306

IMG_2307

IMG_2308

IMG_2309

IMG_2310

IMG_2311

IMG_2314

IMG_2315

IMG_2317

IMG_2321

IMG_2323

IMG_2327

IMG_2330

IMG_2334

IMG_2336

IMG_2337

IMG_2340

IMG_2341

IMG_2343

IMG_2345

IMG_2346

IMG_2349

IMG_2350

IMG_2351

IMG_2352

IMG_2353

IMG_2354

IMG_2355

IMG_2356

IMG_2358

IMG_2360

IMG_2361

IMG_2365

IMG_2369

IMG_2371

IMG_2372

IMG_2373

IMG_2374

IMG_2375

IMG_2377

IMG_2378

IMG_2379

IMG_2380

IMG_2381

IMG_2383

IMG_2384

IMG_2385

IMG_2390

IMG_2391

IMG_2393

IMG_2396

IMG_2399
By Deeq Maxamed Warsame.

Scroll to Top