Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo bilowday sixitaanka Imtixaanka Dugsiyada sare.

15/jun/2015-Wasarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa maanta oo Isniin ah bilowday sixitaanka Imtixaanka Shihaadiga ah ee Dugsiaydda sare, kaasoo socon doono mudo 13-bari.

Agaasimaha waaxda Imtixaamaadka ee wasaradda waxbarashada Axmed Maxamuud Warsame ayaa u sheegay Puntland Post imtixaanka inay qaadayaan 75-macalin oo lagu kalsoon yahay, kuwaasoo durba bilaabi doono howsha sixitaanka Imtixaanka.

Axmed Saahid ayaa sidoo kale sheegay inay bisha danbe bilowgeeda bilaabi doonaan sixitaanka Imtixiaanka Shihaadiga ah ee dugsiga dhexe.

Agaasimaha Imtixaamaadka ayaa macalimiinta saxaya imtixaanka u rajeeyay inay si wanaagsan oo cadaad ah uga soo dhallaalaan howshan miisaanka cusub, wuxuna sheegay inay ku kalsoon yihiin aqoontooda.

Hoos Ka Daawo Sawiradda

 

IMG_2633 IMG_2619 IMG_2620 IMG_2621 IMG_2622 IMG_2623 IMG_2624 IMG_2625 IMG_2626 IMG_2627 IMG_2628 IMG_2629 IMG_2630 IMG_2631 IMG_2632 IMG_2633 IMG_2634 IMG_2635 IMG_2636 IMG_2637 IMG_2638 IMG_2639 IMG_2640 IMG_2641 IMG_2642 IMG_2643 IMG_2644 IMG_2645 IMG_2646 IMG_2647 IMG_2648 IMG_2649 IMG_2650 IMG_2651 IMG_2652 IMG_2653 IMG_2654 IMG_2655 IMG_2656 IMG_2657 IMG_2658 IMG_2659 IMG_2660 IMG_2661

 

 

Xafiiska Warfaafinta Wasaaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada puntland.

By Deeq Maxamed Warsame.

Scroll to Top