Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ayaa shaacisay natiijada tartatkii imtixaanka loo galay Maamulaha Dugsiga Sare ee Gambool ee Caasimadda Garoowe.

Tartankaas waxaa ku guuleystay Mahad Axmed Cumar oo hadda iyo ka dib noqonaya maamulaha cusub ee Dugsiga.
Dhawaan naga filo diiwaanka nolosha ee Mahad.815
Scroll to Top