Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada puntland oo soo Gabagabaysay imtixaanadkii puntland.

26/May/2016- Imtixamadkii Puntland ayaa dhamaan soo Afjarmay  gobolada puntland oo dhan isagoo Jawi fiican ku  soo dhamaday.

Waxa Websiteka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ( Axmed maxamud Warsame)Axmed saahid). waxa uu yiri agaasimuhu fasalada 8aad  iyo 12aad sifiican ayey ku soo dhamadeen imtixaankii guud puntland gobolada oo dhan, khalad yarna sanadka dhacay  tusaale fiicana noo tahay.

Dadaalo farabadn ayaa Wasaaradu ugu jirataa imatixankaa Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka ayaa u balan qaaday Aradydaa inay helayaan deeqo waxbarasho oo kala duwan kuwa ku guulaysata kaalamaha hore.

Goobaha uu Imtixaanku ka dhacayo dhamaan gobalada Puntland ayuu wasiirku sidookale ku sheegay inay yihiin 90 xarumood.

Wasiir- ku xigeenka  wasaaradda Waxbarashada iy tacliinta sare ee Puntland ayaa kula dardaarmay muraa qibiinta inay si wanaagsan uga qayb-qaataan imtixaanka isagoona guul u rajeeyey ardayda Imtixaanka u fariisatay.

Dr Maxamed Cali  Faarax iyo Abdulqaadir  Yuusuf Nuux  kormeeraha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa dhamaan waxay Tageen  Goobaha Waxbarashada imtixaanku ka socdo iyagoo u guurgalay xaladaha imtixaanka.

Dugsiyda sare tirada guud 3304 arday
wiilal: 2143
gabdho:1161
dusiyada dhexe tirada guud 7813
wiilal 4779
gabdho 30034

sidoo kale waxaa hanbalyo diiran u dirtay  dhamaan  Wasaaradda Waxbarasahada shaqaalaheda kuwa Gobolada iyo   degmooyinka shirkada Golis oo qayb wayn ka qaadatay imtixaankii celiska ahaa ee fasalka  8aad oo ardayda loo daabacay iyadoo deegaanada fog fog ka cawisay imtixaanka  copyga iyo layrka.

Docda kale, wasiir  ku -xigeenka  Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare Dr. Maxamed Cali Faarax iyo  Kormeeraha guud c/Qaadir yuusuf Nuux  ayaa kormeeray dugsiga sare ee Al-Ashar ee magaalada Qardho , halkaas oo uu kula kulmay macalimiinta iyo ardayda kala duwan ee waxbarashada ku jira, iyagoo la qaatay kulan wax ku ool ah ee waxbarashada.

Hoos Ka Daawo Sawiradii xiritaankii imtixaanka Puntland.

IMG_1732 IMG_1687 IMG_1677 IMG_1695 IMG_1725 IMG_1675 IMG_1700 IMG_1723 IMG_1692 IMG_1763 IMG_1753 IMG_1696 IMG_1711 IMG_1709 IMG_1762 IMG_1691 IMG_1986 IMG_1943 IMG_1944 IMG_1971 IMG_2091 IMG_1910 IMG_2007 IMG_2036 IMG_2048 IMG_2050
IMG_2064 IMG_2071

IMG_2048 IMG_2050 IMG_2063
IMG_2071 IMG_2075 IMG_2076 IMG_2077 IMG_2082 IMG_2093 IMG_2071 IMG_2076 IMG_1781 IMG_1785 IMG_1796 IMG_1805 IMG_1809 IMG_1832 IMG_1784 IMG_1881 IMG_1777
IMG_1832 IMG_1849 IMG_1863 IMG_1869 IMG_1870 IMG_1872 IMG_1875 IMG_1877

IMG_2139 IMG_2096 IMG_2097 IMG_2098 IMG_2102
IMG_2111 IMG_2112 IMG_2113 IMG_2122 IMG_2128 IMG_2131 IMG_2132
IMG_2136 IMG_2141 IMG_2145 IMG_2149 IMG_2150 IMG_2155 IMG_2157 IMG_2160 IMG_2162 IMG_2163 IMG_2165 IMG_2172 IMG_2183 IMG_2192 IMG_2197

IMG_2201 IMG_2207 IMG_2208 IMG_2212 IMG_2226 IMG_2228 IMG_2229 IMG_2231 IMG_2235
IMG_2238 IMG_2241 IMG_2244 IMG_2215 IMG_2239 IMG_2240 IMG_2245 IMG_2251 IMG_2255 IMG_2257 IMG_2258 IMG_2259 IMG_2260 IMG_2262 IMG_2267 IMG_2269 IMG_2280 IMG_2282 IMG_2283 IMG_2285 IMG_2286 IMG_2294 IMG_2297 IMG_2304 IMG_2306 IMG_2307 IMG_2308 IMG_2309 IMG_2265 IMG_2269 IMG_2270 IMG_2286 IMG_2295 IMG_2303 IMG_2306 IMG_2307 IMG_2313 IMG_2315 IMG_2322 IMG_2323 IMG_2327 IMG_2343

 

By:Deeq Maxamed Warsame.

Xooghaynta Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare.

Xarumaha imtixaamdku ka socday Boosaso, Carmo, qardho, Garowe.

Scroll to Top