Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Puntland oo kormeerkii Imtixamaadka ku Tagtay Degmada Boocame ee Gobalka Sool

28/May/2015-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame iyo wafdi la socday ayaa subaxnimadii hore ee saakay booqday degmada Boocame ee Gobalka Sool waxaana uu ugu kuur galayey sida ay ardaydu u galeen Imtixaanka iyo Xaalada Waxbarashada ee Degmaasi.

Wasiirka waxbarashada Dr. Cali Xaaji warsame ayaa u sheegay  in uu ku faraxsnayahay booqashada degmada Bocame iyo deegaano hoos yimaada gobolka sool Nugaal ,karkaar, isagoo soo kormeeray xarumaha imtixaanka lagu qabanayay.

Wasiirka ayaa intii uu ku sugnaa degmada boocame waxaa uu kulan la qaatay Maamulka waxbarashada ee degmada oo uu ka xogwaraystay xaalada waxbarashada iyo sida ardaydu ay uga qayb-qaateen Imtixaanka waxaana uu wasiirku sheegay in ardaydu ay imtixaanka si wanaagsan uga qayb-qaateen ayna.

 Hoos Ka Daawo Sawiradii Safarkii Degmadda Boocame

IMG_2040 IMG_2042 IMG_2051 IMG_2056

IMG_2058 IMG_2059 IMG_2060 IMG_2063 IMG_2064 IMG_2070 IMG_2072 IMG_2077 IMG_2079 IMG_2080 IMG_2088 IMG_2093 IMG_2100 IMG_2104 IMG_2107 IMG_2110 IMG_2111 IMG_2112 IMG_2118 IMG_2121 IMG_2123 IMG_2124 IMG_2118 - Copy IMG_2123 - Copy IMG_2124 - Copy IMG_2125 - Copy IMG_2127 - Copy IMG_2128 - Copy IMG_2130 - Copy IMG_2131 - Copy IMG_2132 - Copy IMG_2133 - Copy IMG_2135 - Copy IMG_2139 - Copy IMG_2140 - Copy IMG_2141 - Copy IMG_2142 - Copy IMG_2145 - Copy IMG_2151 - Copy IMG_2156 - Copy IMG_2157 - Copy IMG_2159 - Copy IMG_2160 - Copy IMG_2162 - Copy IMG_2163 - Copy IMG_2165 - Copy IMG_2167 - Copy IMG_2169 - Copy IMG_2174 - Copy IMG_2175 - Copy IMG_2176 - Copy IMG_2178 - Copy IMG_2180 - Copy IMG_2183 - Copy IMG_2187 - Copy IMG_2191 - Copy IMG_2192 - Copy IMG_2193 - Copy IMG_2196 - Copy IMG_2197 - Copy IMG_2200 - Copy IMG_2201 - Copy IMG_2203 - Copy IMG_2207 - Copy IMG_2208 - Copy IMG_2209 - Copy IMG_2215 - Copy IMG_2216 - Copy IMG_2220 - Copy IMG_2225 IMG_2228 IMG_2229 IMG_2230 IMG_2232 IMG_2233 IMG_2239 IMG_2240 IMG_2241 IMG_2242 IMG_2243 IMG_2244 IMG_2248 IMG_2249 IMG_2250 IMG_2252 IMG_2253 IMG_2256 IMG_2257 IMG_2258

 

 














Scroll to Top