Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Puntland oo dhaqan gelisay muqararka cusub ee dugsiyada sare ee Puntland

30/julay/2017- Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee puntland ayaa qabatay munaasabad balaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan masuuliyiinta wasaarada waxbarahsada iyo tacliinta sare oo uu ugu horeeyo wasiirka wasarada Prof, Abshir Yuusuf Aw-ciise, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dr, Maxamed Cali Faarax, Agaasimaha guud ee Wasaarada Maxamed C/qaadir Cismaan iyo dhamaan gudoomiyaasha waxbarashada Dowlada Puntland.

Ujeedada Munasabadan ayaa ahayd in uu hirgalo sanadkan Muqararka Dugsiyada sare 2o16-17  laguna bilaabo Xiisadaha iskuulada.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare waxay mar walba ku dadaalaysaa horumarinta waxbarahshada iyo in kor loo qaado tayada waxbarashada.

Hoos kala deg Warqada.Qaraarka Waxbarashada Dugsiyada Sare

Qaraarka Waxbarashada Dugsiyada Sare.

DSC_2774 DSC_2717 DSC_2718 DSC_2719 DSC_2753 DSC_2761DSC_2809DSC_2772DSC_2782DSC_2783DSC_2784DSC_2789DSC_2790DSC_2797DSC_2799DSC_2800DSC_2807DSC_2808DSC_2823DSC_2824DSC_2825DSC_2747DSC_2797DSC_2820DSC_2830DSC_2822DSC_2824DSC_2826Madaxa isku Xirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.

Deeq Maxamed Warasame.

Scroll to Top