Wasaaardda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo ka bilowday Imtixaan Tijaabo ah dhamaan Goboladda Puntland.

Wasaaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare  ayaa tijaabo imtixaan ku samaysay  dhamaan xarumaha waxbarasshada ee dugsiyada sare ee Puntland . iyadadoo dhamaan ka dhacayo imtixanaka tijababada ah Gobolada oo dhan., sida laga soo xigtay qaar ka mid ah kormeeryasha  imtixaanka Wasaaradda , waxaana tijaabadan ay imaanaysaa xilli dhow oo mustaqbalka ah  qaabkii hore imtixaanka qaadistiisa wax laga badalo.

Kormeerayasha ayaa sheegatay in uu tahay imtixankanu  Quation Banka oo Gaaraya hal million  oo su’aalood  kuwaas oo la isticmalidoono 10ka sano oo soo socda iyadoo lagu dabaqayo Imtixaamdkii shahaadiga aha.

.

Agaasimaha Waxaad imtixaanadka Axmed Maxamud Warsame Ugu dambeyn u sheegay Moepuntland.com  Tijaabadan imtixaanka in loola dan leeyahay aradayga aqontiisa, awoodeed iyo tayadiisa in kor loogu qaado. ayaa kusoo beegmaya  in wax lagabadalin  qaabkiii hore oo imtixaanka loo qaadi jiray. Balse Imtixaanka sanad duggsiyeedka aysan waxba iska badalin.

Ardayda maanta u fariisatay imtixaanka iyagoo naftooda Tijaabinaya naftooda kuwaas oo  ah dugsiyada sare iyadoona imtixaanka ay qaadayaan kormeerayaal ka socota wasaaradda waxbarashada iyo Taclinta sare.

Tijaabada imtixaanka fasalada galaya ayaa kala ah, Fasalka Form Four, Form three, Form two iyo Form one, waxaana dhinaca Maaliyadda  ka  taageraysa  Hay’adda AET.

 

Tijaabada imtixaanka ayaa ku beegmatay xili sanad dugsiyeedkan dhaqaalihii imtixanka wax iska badaleen.

Hoos ka Daawo sawiradda imtixankii Tijaabadda ah.

IMG_0288 IMG_0284 IMG_0304 IMG_0302 IMG_0299 IMG_0291 IMG_0294 IMG_0289 IMG_0282 IMG_0280 IMG_0278 IMG_0230 IMG_0208 IMG_0220 IMG_0211 IMG_0222IMG_0216 IMG_0217 IMG_0218

 

By:Deeq Maxamed Warsame.

Xooghaynta Wasaaradda Waxbrashada iyo Tacliinta Sare.

 

 

Scroll to Top