Wasaaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladaPuntland oo imtixaankii shahaadiga soo afmeertay.

28/May/2015-Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay inuu guul kusoo dhamaaday imtixaankii shahaadiga ee todobaadkaan ka socda gobolada Puntland.

Wasiirka waxbarashada oo si gaar ah ula hadlay  saxaafada  ee xarunta Gambool ayaa u sheegay inuu  booqday degmada Bocame iyo deegaano hoos yimaada gobolka Nugaal, isagoo soo kormeeray xarumaha imtixaanka lagu qabanayay.

Wuxuu wasiirku u hambalyeeyay ardayda reer Puntland ee ka qeyb qaadatay imtixaanka shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2014/2015.

Hoos ka Daawo sawiradii xiritaankii Imtixamadka puntland.

IMG_2272IMG_2270IMG_2269IMG_2266

 

IMG_2268 IMG_2269 IMG_2271 IMG_2273 IMG_2275 IMG_2276 IMG_2278

IMG_2288 IMG_2294 IMG_2289 IMG_2293 IMG_2279 IMG_2271 IMG_2269

IMG_2286 IMG_2285 IMG_2284 IMG_2273 IMG_2271 IMG_2279 IMG_2266 IMG_2270 IMG_2272 IMG_2264 IMG_2265

Scroll to Top