WASAAARADA WAXBARASHADA OO SAGOOTISAY ARADAY 60 OO KA HESHAY DEEQ WAXBARSHO DALKA EITHOPIA.

Wasaaradda waxbarashada ee dowlada puntland ayaa sagootisay sanadkan arday aad u farabadan oo ka kala yimi Goboladda punatlnd.

Wasaaradda waxbarashada punatland ayaa caan ku ahayd deeqo waxbarasho oo dalka dibadisa ah oo 5tii sanoo la soo dhafay, taas oo aradaydu ku tartamaan.

Sanadkan gudihisa ayaa waxa tagay arady gaaraysa 100 araday ku kuwaas oo kala aday suudaan yemen iyo eithopia.

Xafalad aad u saraysa oo u qiima badan ayaa ka dhacay hoolka wasaarada waxbarashada ee puntland waxana ka hadalay wasiirka waxbarashada iyo marti sharaf  kale iyo qusulka eithpia u fadhiya puntalnd.

wasiirka waxbarsahada ayaa aad ula dar darmay aradaydii deeqda waxabarsho kaheshay eithopia, asbuuc ka hor  ayaa waxaa tagay araday gaaraysa 20 oo degree ah.

Waxaa ka loo ka hadalay Agaasiimaha waxaad imtixaamdka axmed maxamed warasame( AXMED SAAHID)

IYO QOSOLKA EITHPIA.

EIthopia ayaa ka mid aha dowladaha sida tooska ah oo sanad walaba siiya deeq waxbarasho puntland say ay aradayda oga soo faa’iidaysatan wakhtigooda, labadda dowladood ayaa waxaa ka dhaxeya xiriir wangasan mudadadii ugu danbaysay.

DAAWO SAWIRADII XAFLADA DEEEQDA WAXBARASHO.

 

    DEEQ HUREVO HEAD OF MEDIA.

MINSRTY OF EDUCATION PUNTLAND- SOOMALIA

CONTACT NUMBER, 7743400.

Scroll to Top