Tacsi -Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Oo Tacsi udirayaan Maamulaha kuliyada Tababarka Maclimiinta ee GTEC oo Aabihii Geeriyooday

01/03 -2015-Dhamaan shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ugu horeeyo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyoTacliinta sare iyo Wasiir ku- xigeenka Wasarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare iyo Agaassimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare, iyo dhamaan shaqaalaha xarunta dhaxe iyo Gobolada iyo Degmooyinka, iyo dhamaan bahwaynta Waxbarashada puntland.

waxay tacsi u dirayaan Maamulaha  Kuliyada Tababarka Macalimiinta ee (GTEC ) Cabdirixmaan shiikh doon C ali Ciise  oo ku geeriyooday Aabihii Magaalada Garowe.

Shiikhdon  Cali Ciise oo jiray 96 waxayna Alle ka baryayaan inuu samir iyo Iimaan kasiiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyooday Marxuum kaa Jana Fardowsana ilaahay  geeyo.

Aamiin Aamiin- Inaali Laahi Wa Inaa Lilaahi Raajucuun.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Scroll to Top