Tababr socday muda shan cashaa oo loo qabtay kormeerayasha gobolada oo maanta lagu soo gabagabeeyay Wasaarada waxbarashada Puntland

Wasaarada waxabrashada  Puntland oo kaashanaysa hay`ada AET ayaa maanta soo gabagabaysay tababar socday muda dhan shan casho,tababarkan ayaa waxaa loo qabtay kudhawaad 13 koormeero kuwasoo ka socday deeganada Puntland.

Tababarkan ayaa ujeedkiisa ahaa sidoo loo habaynlahaa mabaadiida koormeerka oo loo yaqaan (Supervision guideline) iyo kor uqaadidia tayada iskuulada,waxaana tababarkan bixinysa haweenay ka socotay hay`ada AET Jackie Sinclair oo ah Consultant in inspection and supervision.

Gabagabadii tababarkan ayaa waxaa hadal kooban ka jeediyay soona xiray tababaka wasiirka waxbarashada Puntland Abdi Farah Juxa oo isaga hadala kooban halkaasi ka jeedi  amaan balaarana eebe kasakow usoo jeediyay inay hay`ada AET oo waxbadan ka qabatay waxbarashada gacantana ku haysa dugsiyada sare ee Puntland  waqtigakan

 

Amaal Abdulahi Ali
Ministry Of Education
Puntland Somalia
Scroll to Top